HomeWararShaqaale ka tirsan Shirkada Hormuud oo Muqdisho lagu toogtay

Shaqaale ka tirsan Shirkada Hormuud oo Muqdisho lagu toogtay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dabley hubeysan ayaa Magaalada Muqdisho waxa ay dhaawac iyo dil ugu geysteen labo ruux oo ka tirsanaa Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud. Dad goobjoogayaal ayaa Dalsan u sheegay in dilka iyo dhaawaca uu ka dhacay Isgoyska Baar-Ubax ee Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir,isla markaana loo gestay lab ruux oo ka tirsanaa Shirkadda Hormuud. Sidoo kale waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dabley hubeysan ayaa Magaalada Muqdisho waxa ay dhaawac iyo dil ugu geysteen labo ruux oo ka tirsanaa Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.

Dad goobjoogayaal ayaa Dalsan u sheegay in dilka iyo dhaawaca uu ka dhacay Isgoyska Baar-Ubax ee Degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir,isla markaana loo gestay lab ruux oo ka tirsanaa Shirkadda Hormuud.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in falkan uu dhacay xili ay kusii jeedeen Masjid ku yaalla  Isgoyska Baar Ubax si halkaasi ay ugu soo dukadaan Salaada Duhur,waxaana rasaasta lagu furay ragaan ku dhaawacmay Haweeney  goobta ka agdhaweyd.

Ruuxa la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Daahir Nuur Karaane halka midka la dhaawacay isna magaciisa lagu soo gaabiyay Gurey,waxaana uu ahaa mid kamid ah ilaaladda Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.

Kooxii  hubeysnaa ee falkaan geystay ayaa la sheegay in ay durbo goobta ka baxsadeen.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa goobta gaaray,kuwaas la filayo inay Warbaahinta la hadlaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts