HomeWararSawirro:-Wafdi ka socda QM & Musharixiinta Koonfur Galbeed oo kulmay

Sawirro:-Wafdi ka socda QM & Musharixiinta Koonfur Galbeed oo kulmay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay uu hoggaaminayay kuxigeenka Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya ayaa waxa ay Magalada Baydhabo kula kulmeen musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Kulanka labada dhinac ayaa waxa ay uga hadleen sidii doorashada Madaxweynaha KGS ay si huufan ug dhici laheyd iyo in musharixiinta ay dhowraan xasiloonida. Ku xigeenka Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay uu hoggaaminayay kuxigeenka Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya ayaa waxa ay Magalada Baydhabo kula kulmeen musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Kulanka labada dhinac ayaa waxa ay uga hadleen sidii doorashada Madaxweynaha KGS ay si huufan ug dhici laheyd iyo in musharixiinta ay dhowraan xasiloonida.

- Advertisement -

Ku xigeenka Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya Mr. Zenenga ayaa balan qaaday in ay Qaramada Midoobay ay taageere ka geysaneyso geeddi-socodka doorashooyinka,isla markaana ay garab siin doonto Masuulka loo doorto Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Musharixiinta kulankka ka qeyb galay ayaa waxaa ka mid ahaa Muqtaar Roobow,Xuseen Cismaan Xuseen oo ah taliyihii hore ee NISA iyo Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftgareen oo ka mid ahaa Golaha Wasiirada Soomaaliya.

17 Bishan ayaa loo qorsheeyay inay dhacdo doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxaana haatan muuqan saansaan ay ku dhici karto doorashadaas.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts