HomeWararDEG DEG:-Xubno ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo is casilay

DEG DEG:-Xubno ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo is casilay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Qaar ka mid ah Xubnaha Guddiga doorashada Koonfur Galbeed,kana mid ah Xildhibaanada Maamulkaas ayaa waxa y goordhow ku dhawaaqeen inay iska casileen Xubinimadii guddiga doorashada. Shir Jaraa’id oo ay ku qabteen Magalada Baydhbo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay ku sheegeen in sababaha ay isku casileen ay tahay faragelin ay kala kulmeen dowladda Federaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaar ka mid ah Xubnaha Guddiga doorashada Koonfur Galbeed,kana mid ah Xildhibaanada Maamulkaas ayaa waxa y goordhow ku dhawaaqeen inay iska casileen Xubinimadii guddiga doorashada.

Shir Jaraa’id oo ay ku qabteen Magalada Baydhbo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay ku sheegeen in sababaha ay isku casileen ay tahay faragelin ay kala kulmeen dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxa ay sheegeen in,iyaga oo ah Xubnaha Guddiga doorashada ay cabasho u soo gudbiyeen qaar ka mid ah musharixiinta,isla markaana badi Xildhibaanada Koonfur Galbeed ay soo aadeen Magalada Baydhabo.

Goordhow la socda Shirka Jaraa’id ee Xubanaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts