HomeWararDEG DEG:-Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo is casilay

DEG DEG:-Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo is casilay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in uu is casilay Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada Koonfur Galbeed Mahaad Mohamed Ciise. Is casilaadaas ayaa daba socota kadib markii isla Caawa uu ku dhawaaqay in uu is casilay guddoomiyihii Guddiga doorashada Koonfur Galbeed Carfo Ibraahim Aadan. Sidoo kale Warar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in uu is casilay Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashada Koonfur Galbeed Mahaad Mohamed Ciise.

Is casilaadaas ayaa daba socota kadib markii isla Caawa uu ku dhawaaqay in uu is casilay guddoomiyihii Guddiga doorashada Koonfur Galbeed Carfo Ibraahim Aadan.

- Advertisement -

Sidoo kale Warar soo baxaya ayaa wax ay sheegayaan in uu is casilay Xubin ka mid ah Guddiga doorashada oo lagu Magacaabo Xildhibaan Xasan Black  oo ka mid ah Xildhibaanada Koonfur Galbeed.

Wax ka yar laba todobaad ayaa ka dhiman doorashada Madaxweyaha Koonfur Galbeed,waxana durba is casilay Guddoomiyihii iyo ku xigeenkii Guddiga doorashada Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts