HomeWararDEG DEG:-Guddoomiyaha Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo is casilay

DEG DEG:-Guddoomiyaha Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo is casilay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in Guddoomihii Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed uu is casilay. Gudodomiyaha oo lagu Magacaabo Xildhibaan Carfo Ibraahim Aadan aya shir Jaraa’id uu ku qabtay Magalada Baydhabo waxa uu ku sheegay in sababta uu isku casilay ay tahay faragelin ku heyso dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyihii Guddiga doorashada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in Guddoomihii Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed uu is casilay.

Gudodomiyaha oo lagu Magacaabo Xildhibaan Carfo Ibraahim Aadan aya shir Jaraa’id uu ku qabtay Magalada Baydhabo waxa uu ku sheegay in sababta uu isku casilay ay tahay faragelin ku heyso dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Guddoomiyihii Guddiga doorashada Koonfur Galbeed ee Maanta is casilay Carfo Ibraahim Aadan ayaa Maanta waxa uu shahaadooyinka musharaxnimo guddoonsiiyay ilaa Saddex musharax oo u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Warraka ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts