HomeWararMaydadka gabdho Sacuudiyaan ah oo laga helay Webiga Hudsan ee New York

Maydadka gabdho Sacuudiyaan ah oo laga helay Webiga Hudsan ee New York

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hadal ka soo baxay Qunsulliyada Sacuudiga ee magaalladdaasi ayaa lagu sheegay inay socdaan Baaritaan lagu ogaanayo sababta ay u geeriyoodeen labadaa gabdhood oo walaalo ah, oo iyagoo isku xiran laga helay jiinka Webiga Hudsan River ee magaalladda New York. Labada gabdhood oo maydadkooda la helay Arbacadii la soo dhaafay waxaa lagu kala magacaabo jirey Rotana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Qunsulliyada Sacuudiga ee magaalladdaasi ayaa lagu sheegay inay socdaan Baaritaan lagu ogaanayo sababta ay u geeriyoodeen labadaa gabdhood oo walaalo ah, oo iyagoo isku xiran laga helay jiinka Webiga Hudsan River ee magaalladda New York.

Labada gabdhood oo maydadkooda la helay Arbacadii la soo dhaafay waxaa lagu kala magacaabo jirey Rotana Farea oo 22-jir ahayd iyo Talada Fares oo 16-jir ahayd.

- Advertisement -

Barta Twitter-ka ee Qunsulliyada Sacuudiga ee magaallada New York ayaa la soo dhigay inay Ciiddanka Deegaanka, Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka iyo Safaaradda Sacuudiga ee magaallada Washington ayaa iska kaashanayo baaritaanka maydadka ee gabdhahaasi.

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Waaxda Boliska New York (NYPD) inay gabdhahaasi iska tuureen Buundada dul Marta Webiga Hudsan.

Sarkaal lagu magacaabo Paul Ng ayaa sheegay in maydadkaasi laga helay Jiinka Webiga iyagoo isaga xirnaa cirbaha iyo dhexda.

- Advertisement -

Hooyada dhashay gabdhahaasi ayaa aqoonsatay muuqaalka sawir-gacmeedka gabdhaheeda oo ay Waaxda Boliska NY soo bandhigeen.

Xigasho: NYT, Arab News iyo Aljazeera TV.

Waxaa Turjumay: Ustaad Nuradin

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts