HomeWararMareykanka "Weynu taageereynaa geeddi-socodka KGS laakiin marnaba ma taageereyno musharax gaar ah"

Mareykanka “Weynu taageereynaa geeddi-socodka KGS laakiin marnaba ma taageereyno musharax gaar ah”

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

War lagu qoray twitterka safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay iney taageerayaan doorashada dhawaan la filayo inay ka dhacdo Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay. Mareykanka ayaa sheegay in  uu soo dhaweynayo  Guddiga Doorashada Madaxweynaha  Koonfur Galbeed ee dhawaan la Magacaabay iyo Xubnaha ka mid ah. Sidoo kale  Waxaa uu  rajo wanaagsan ka muujiyay […]

- Advertisement -

War lagu qoray twitterka safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay iney taageerayaan doorashada dhawaan la filayo inay ka dhacdo Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay.

Mareykanka ayaa sheegay in  uu soo dhaweynayo  Guddiga Doorashada Madaxweynaha  Koonfur Galbeed ee dhawaan la Magacaabay iyo Xubnaha ka mid ah.

- Advertisement -

Sidoo kale  Waxaa uu  rajo wanaagsan ka muujiyay  in 17 Bisha November ay doorashada u dhacdo si wanaagsan oo  lagu kalsoonaan karo taas oo ka turjumeysa codka shacabka deegaanada Koonfur Galbeed.

17 Bisha soo socota ee November ayaa lagu wadaa in Magalada Baydhabo ay ka dahcdo doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxana jira musharixiin farabadan oo qaarkood la sheegayo inay taageero ka helayaan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories