HomeWararDaawo Sawirrada Ciidamada Itoobiya ee gaaray Guriceel

Daawo Sawirrada Ciidamada Itoobiya ee gaaray Guriceel

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamadaas oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa waxa ay fariisin ka sameysteen duleedka degmadaas,sida ay Dalsan u sheegeen dad ku sugan degmada Guriceel. Weli lama oga sababta ka dambeysa in Ciidamo Itoobiyaan ah ay xiligaan tagaan degmada Guriceel oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan Maamulka Galmudug. Ciidamadaan Itoobiyaanka ah ee Maanta tegay degmada Guriceel […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadaas oo wata Gaadiidka dagaalka ayaa waxa ay fariisin ka sameysteen duleedka degmadaas,sida ay Dalsan u sheegeen dad ku sugan degmada Guriceel.

Weli lama oga sababta ka dambeysa in Ciidamo Itoobiyaan ah ay xiligaan tagaan degmada Guriceel oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan Maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Ciidamadaan Itoobiyaanka ah ee Maanta tegay degmada Guriceel ay ka tageen degmada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud oo ay ku sugan yihiin madaxda Maamulka Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts