HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo dib u furay Garoomo ay xireen Al-Shabaab

Dhageyso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo dib u furay Garoomo ay xireen Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhowr bilood kadib waxa ay ku guuleysteen inay dib u furaan Garoomo Kubada cagta ah kuwaas oo ay horay u xireen Al-Shabaab. Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa kormeer waxa uu tagay Garoon Dhalinyaradda Degmada Yaaqshiid Kubadda Cagta ku ciyaari jireen balse ay xireen Al Shabaab kadib […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhowr bilood kadib waxa ay ku guuleysteen inay dib u furaan Garoomo Kubada cagta ah kuwaas oo ay horay u xireen Al-Shabaab.

Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa kormeer waxa uu tagay Garoon Dhalinyaradda Degmada Yaaqshiid Kubadda Cagta ku ciyaari jireen balse ay xireen Al Shabaab kadib markii ay u soo hanjabeen.

- Advertisement -

Gudoomiye Tuulax ayaana Garoonkaas dib ugu furay dhalinyaradda waxaana uu Ciidanka Amaanka kula dardaarmay inay sugaan Amniga Guud ahaan Degmadda iyo Garoomadda ay dhalinyaraddu ku xiyaaraan.

Hoos ka Dhageyso Codka guddoomiye Tuulaax.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts