HomeWararRa'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho ay ku tageen dalka sacuudiga. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan-cadde ku soo dhaweeyay Xildhibaano iyo Xubno ka tirsan golaha Wasiirada Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu ku sugnaa dalka sacuudiga waxan uu la kulmay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho ay ku tageen dalka sacuudiga.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan-cadde ku soo dhaweeyay Xildhibaano iyo Xubno ka tirsan golaha Wasiirada Soomaaliya.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu ku sugnaa dalka sacuudiga waxan uu la kulmay Boqorka dalkaas Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud iyo Dhaxal-sugida dalka Sacuudiga Mohammed bin Salman bin Abdulaziz.

Shalay oo Khamiis aheyd ayaa Ra’iisul Wasaare kheyre uu soo cumraystay, waxa uuna intii uu ku sugnaa Xaramka uu ra’iisul wasaaruhu u duceeyay ummadda Soomaaliyeed,waxana ugu dambeyn uu Maanta dib ugu soo laabtay Magalada Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts