HomeWararGuddoomiye Tuulax iyo taliyeyaal Ciidan oo xalay kormeer sameeyay

Guddoomiye Tuulax iyo taliyeyaal Ciidan oo xalay kormeer sameeyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Ciidanka Booliska ayaa kormeer la xiriiira howla Amniga ku sameeyay Degmada Yaaqshiiq ee Gobalka Banaadir. Kormeerka ayaa waxaa hogaamineyey Gudoommiye kuxigeenka Dhanka Amniga iyo Siyaasadda ee Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullahi Tuulax oo Habeenadaan waday kormeer lagu dhiiro galinayo Ciidanka Booliska ee Amaanka sugaya. Gudoomiyaha ayaa waxaa uu tagay qeybo badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Ciidanka Booliska ayaa kormeer la xiriiira howla Amniga ku sameeyay Degmada Yaaqshiiq ee Gobalka Banaadir.

Kormeerka ayaa waxaa hogaamineyey Gudoommiye kuxigeenka Dhanka Amniga iyo Siyaasadda ee Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullahi Tuulax oo Habeenadaan waday kormeer lagu dhiiro galinayo Ciidanka Booliska ee Amaanka sugaya.

- Advertisement -

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu tagay qeybo badan oo kamid ah Degmadda Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir halkaas oo Maamulka Degmadda iyo Ciidanka Amaanku ay kawadeen Shaqooyin badan oo Bulshadda Soomaaliyeed loogu adeegayo.

Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Maxamed Cabdullaahiu Tuulax ayaa intii uu kormeer ku jiray waxaa uu tagay Garoon Dhalinyaradda Degmadaas Kubadda Cagta ku ciyaari jireen balse ay xireen Al Shabaab kadib markii ay u soo hanjabeen.

Gudoomiye Tuulax ayaana Garoonkaas dib ugu furay dhalinyaradda waxaana uu Ciidanka Amaanka kula dardaarmay inay sugaan Amniga Guud ahaan Degmadda iyo Garoomadda ay dhalinyaraddu ku xiyaaraan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts