HomeWararDFS oo Safaarada Qatar ee Muqdisho u ogolaatay inay dhoofsato Duurjoog

DFS oo Safaarada Qatar ee Muqdisho u ogolaatay inay dhoofsato Duurjoog

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Xanaanada xoolaha Dhirta iyo Daaqa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Safaarada Qatar ee Muqdisho waxaa loogu fsaxay inay dhoofsato 14 ka mid ah Duurjoogta sigaar ah Xayawaanka Sagaarada. Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in Sagaaradaas loo fasaxay Safaarada Qatar ee 14-ka ah la baaray Caafimaadkooda,isla markaana loo fasaxay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Xanaanada xoolaha Dhirta iyo Daaqa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Safaarada Qatar ee Muqdisho waxaa loogu fsaxay inay dhoofsato 14 ka mid ah Duurjoogta sigaar ah Xayawaanka Sagaarada.

Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in Sagaaradaas loo fasaxay Safaarada Qatar ee 14-ka ah la baaray Caafimaadkooda,isla markaana loo fasaxay.

- Advertisement -

Warka Qoraalka ah ayaa waxaa ku saxiixan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada xoolaha Maxamed Cumar Nuur,waxaana la ogeeysiiyey Hay’adaha ay quseyso arrintaan.

Hoos Ka Akhriso Warka qoraalka ah ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts