HomeWararDaawo:-Mucaaradnimadeyda ayaa Shaqada looga joojiyay Shirkada Bilicsan"C/wali Garyare

Daawo:-Mucaaradnimadeyda ayaa Shaqada looga joojiyay Shirkada Bilicsan”C/wali Garyare

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

=Shalay Guddoomiyaha gobolka Banaadir waxa uu Shaqadii ka joojiyey shirkadda Bilicsan oo Muqdisho ka sameyneysay Goobaha busteejooyinka ee Gaadiidka lagu sugo iyo goobo kale. Siyaasi Cabduweli Ibraahim Garyare waxa uu ka mid yahay milkiilayaasha shirkadaas,ayaa sheegay in isagu uu ka mid yahay mucaaradka dowladda sababtaasna Shaqada looga joojiyey Shirkadda Bilicsan. Mucaaradnimadeyda ayaa shaqada looga joojiyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

=Shalay Guddoomiyaha gobolka Banaadir waxa uu Shaqadii ka joojiyey shirkadda Bilicsan oo Muqdisho ka sameyneysay Goobaha busteejooyinka ee Gaadiidka lagu sugo iyo goobo kale.

Siyaasi Cabduweli Ibraahim Garyare waxa uu ka mid yahay milkiilayaasha shirkadaas,ayaa sheegay in isagu uu ka mid yahay mucaaradka dowladda sababtaasna Shaqada looga joojiyey Shirkadda Bilicsan.

- Advertisement -

Mucaaradnimadeyda ayaa shaqada looga joojiyay Shirkada Bilicsan ayuu yiri Siyaasi Garyare.

Hoos ka Daawo muuqalka Siyaasi Cabduweli Garyare oo Wareysi siiyay Warbaahinta Dalsan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts