HomeMaqalDhageyso:-Wasiirka Amniga oo shaaciyay qorsho lagu sugayo Amniga Muqdisho

Dhageyso:-Wasiirka Amniga oo shaaciyay qorsho lagu sugayo Amniga Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ducaale ayaa sheegay in xilligaan wixii ka dambeeya xukuumadda Soomaaliya ay la xisabtami doonto hay;adaha Amniga. Waxa uu sheegay in Wasaaradda Amniga ay la imaan doonto qorsho cad oo lagu sugi doobo Amniga Caasimadda,isla markaana ay ka wada hadli doonaan guddoomiyaha gobolka Banaadir. Ugu dambeyn waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ducaale ayaa sheegay in xilligaan wixii ka dambeeya xukuumadda Soomaaliya ay la xisabtami doonto hay;adaha Amniga.

Waxa uu sheegay in Wasaaradda Amniga ay la imaan doonto qorsho cad oo lagu sugi doobo Amniga Caasimadda,isla markaana ay ka wada hadli doonaan guddoomiyaha gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Ugu dambeyn waxa uu sheegay inay dardar gelin doonaan sugida Amniga Muqdisho una Shaqeyn doonaan sidii Bishii Ramadaan ee la soo dhaafay oo kale.

Hadalkaan ayaa Wasiirka Amniga waxa uu ka sheegay kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Magalada Muqdisho.

Dhageyso Codka Wasiirka Wasaaradda Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts