HomeWararWasiir ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo u sharaxan kursi ka banaan Golaha...

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo u sharaxan kursi ka banaan Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maalinta berito ah oo Axad ah ayaa la filayaa in Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal Puntland ay ka dhacdo doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya. Kurisgaas waxaa horay u baneeyey Ex-Xildhibaan Dhahar Cali Faarax kaas oo iska casilay,waxana haatan isku-soo sharaxay laba musharax oo mid ka mid ah uu yahay Wasiir ka tirsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalinta berito ah oo Axad ah ayaa la filayaa in Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal Puntland ay ka dhacdo doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya.

Kurisgaas waxaa horay u baneeyey Ex-Xildhibaan Dhahar Cali Faarax kaas oo iska casilay,waxana haatan isku-soo sharaxay laba musharax oo mid ka mid ah uu yahay Wasiir ka tirsan Xukuumadda Kheyre.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa u sharaxan inuu u tartamo kursigaas,waxaana shalay uu gaaray Magalada Garoowe halkaas oo lagu soo dhaweeyay.

Dad badan oo siyaasada la socda ayaa waxa ay sheegeen in Dhahar Cali Faarax uu kursigaas uga tagay Wasiir Jamaal oo ay wada hadleen,isla markaana Xukuumadda Soomaaliya ay dooneyso inuu ku guuleyso Wasiirka,sidoo kale Ex-Xildhibaan Dhahar Cali Faarax loo Magacaabay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Jabuuti.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts