HomeWararMuqtaar Roobow oo ku adkeysanaya musharaxnimadiisa kadib Go'aankii ka soo baxay Dowladda...

Muqtaar Roobow oo ku adkeysanaya musharaxnimadiisa kadib Go’aankii ka soo baxay Dowladda iyo farriimo loo diray…

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kadib Wareegtadii ka soo baxday Wasaaradda Amniga Soomaaliya ee Muqtaar rooboow looga joojinayay u tartamida Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa weli waxa uu Baydhabo ka wadaa ololihiisa doorashada. Maanta ayuu Magalada Baydhabo kulan kula qaatay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Magalada Baydhabo,iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed. Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxaa loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib Wareegtadii ka soo baxday Wasaaradda Amniga Soomaaliya ee Muqtaar rooboow looga joojinayay u tartamida Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa weli waxa uu Baydhabo ka wadaa ololihiisa doorashada.

Maanta ayuu Magalada Baydhabo kulan kula qaatay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Magalada Baydhabo,iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxaa loo diray farriin ku saabsan ololaha doorasho ee Muqtaar Roobow iyo inuu qaban doono Xaflad uu ku shaacinayo musharaxnimadiisa.

Si kastaba lama oga tallabada ay qaadi doonto dowladda Soomaaliya hadii Muqtaar roobow uu ku adkeyso inuu u tartami doono Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts