HomeWararSawirro:-Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Waare oo loo gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle

Sawirro:-Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Waare oo loo gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan Caawa ka heleyno Magalada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ay Guddoonka Baarlamaanka u gudbiyeen mooshin ka dhan ah Madaxweyne Waare. Wariyeyaal ku sugan Jowhar ayaa waxa ay sheegeen in Xildhibaanada mooshinka ka gudbiyey Madaxweyne Waare ay gaarayaan ilaa 57 mudane,isla markaana laga aqbalay. Guddoomiyaha baarlamaanka hir-Shabeelle Cusmaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan Caawa ka heleyno Magalada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ay Guddoonka Baarlamaanka u gudbiyeen mooshin ka dhan ah Madaxweyne Waare.

Wariyeyaal ku sugan Jowhar ayaa waxa ay sheegeen in Xildhibaanada mooshinka ka gudbiyey Madaxweyne Waare ay gaarayaan ilaa 57 mudane,isla markaana laga aqbalay.

- Advertisement -

Guddoomiyaha baarlamaanka hir-Shabeelle Cusmaan Barre Maxamed iyo labadiisa ku xigeen ayay xildhibaanada u gudbiyeen mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha hir-Shabeelle.

Xildhibaanada ayaa Madaxweyne Waare waxa ay ku eedeynayaan inuu gabay Shaqadiisa,isla markaana uu ku mashquulay arrimo kale.

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku sugan Magalada Muqdisho tan iyo markii uu ka soo laabtay Shirkii Magalada Kismaayo,waxaana dhawaan uu shaaciyey in dowladda federaalka uu kala heshiiyay tabahashadii uu qabay.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts