HomeWararDhuusamareeb:Dib u dhac ku yimid doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Dhuusamareeb:Dib u dhac ku yimid doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudiga doorashadda Gudoomiyaha Barlamaanka Maamulka Galmudug Garabka Magalada Dhuusamareeb ayaa Maanta ku dhawaaqay xilliga ay dhici doonto doorashadda gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug. Gudiigaan ayaa horay u soo bandhigay jadwalka doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug balse haatan uu dib u dhac ku yimid,isla markaana jadwalkii doorasho ee hore  la bedelay. Guddigaan ayaa waxa uu sheegay in Doorasha la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudiga doorashadda Gudoomiyaha Barlamaanka Maamulka Galmudug Garabka Magalada Dhuusamareeb ayaa Maanta ku dhawaaqay xilliga ay dhici doonto doorashadda gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Gudiigaan ayaa horay u soo bandhigay jadwalka doorashada Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug balse haatan uu dib u dhac ku yimid,isla markaana jadwalkii doorasho ee hore  la bedelay.

- Advertisement -

Guddigaan ayaa waxa uu sheegay in Doorasha la qaban doono 3-da Bisha soo socota ee Oct 2018,,isla markaana ay ka dhici doonto Doorashada Guddoomiyaha cusub ee Baarlaaanka Galmudug Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas,halka markii hore loo qorsheeyey 25-ka Bishan oo Maanta ku beegneyd.

Sidoo kale qoraal ka soo baxay Gudiga doorashadda Gudoomiyaha Barlamanka Maamulka Galmudug ayaa lagu shaaciyay waqtiga ay bilaaban doonto qabashada Codsiyada musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug,iyadoona la qaban doono 25 Sep kuna beegan maalin Isniin ah.

Waxaa sidoo kale Gudiga doorashadda uu sheegay in khudbad jeedinta Musharaxiinta ay bilaaban doono 2 bisha Oct 2018 kuna beegan maalin Talaado ah.

- Advertisement -

Gudiga doorashadda Gudoomiyaha Barlamanka Maamulka Galmudug ayaa soo saaray jadwal cusub oo ku aadan Doorashada Guddoomiyaha cusub ee Baarlaaanka Galmudug,kadib markii horey ay u soo saare jadwal.

Hoos ka akhriso Jadwalka Guddiga ay so saareen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts