HomeWararDhimasho ka dhalatay Gaari lagu rasaaseeyey degmada Afgooye

Dhimasho ka dhalatay Gaari lagu rasaaseeyey degmada Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari siday Jaad(Qaad) lagu rasaaseeyey Gudaha degmadaasi Afgooye. Gaarigaan oo ahaa nooca Soomalida u taqaano HOMEY ayaa ka tegay Magalada muqdisho,isaga oo jaadka u waday Gudaha degmada Afgooye balse lagu rasaaseeyey inta u dhaxeysa Koontoroolka Baar Ismaaciil iyo Taraafikada. Ciidamo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari siday Jaad(Qaad) lagu rasaaseeyey Gudaha degmadaasi Afgooye.

Gaarigaan oo ahaa nooca Soomalida u taqaano HOMEY ayaa ka tegay Magalada muqdisho,isaga oo jaadka u waday Gudaha degmada Afgooye balse lagu rasaaseeyey inta u dhaxeysa Koontoroolka Baar Ismaaciil iyo Taraafikada.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa dad ku sugan Afgooye sheegeen inay gaarigaas rasaaseeyeen kadib markii Gaariga ay ciidamada ka dalbadeen inuu istaago balse Darawalkii waday uu ka dhega-adeegay,iyaga oo doonayay inay qaad ka qaataan.

Inta la xaqiijiyey Darawalkii Gaariga waday ayaa geeriyooday halka Ruux kale oo saarnaa uu dhaawac soo gaaray,sida uu Dalsan u sheegay mid ka mid ah Wariyeyaasha ka howlgalla degmada Afgooye.

Maamulka degmada Afgooye iyo taliska Booliska weli kama hadlin Gaarigaan Maanta lagu rasaaseeyey degmadaas,waxanaa uu ku soo aadayaa xilli shalay gelinkii dambe lagu dilay laba ka mid ah ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts