HomeMaqalDhageyso:-Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada oo soo bandhigay waxa sabab u ah dilalka ka...

Dhageyso:-Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada oo soo bandhigay waxa sabab u ah dilalka ka dhaca Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute ayaa waxa uu ka hadlay falalka amnidaro ee ka dhacaya Magalada Muqdisho iyo waxa sababta u ah xilligaan. Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in ay jiraan sababo dhowr ah oo kaliftay in dad si micnadaro ah maalin kasta Magaalada Muqdisho loogu dilo dad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute ayaa waxa uu ka hadlay falalka amnidaro ee ka dhacaya Magalada Muqdisho iyo waxa sababta u ah xilligaan.

Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in ay jiraan sababo dhowr ah oo kaliftay in dad si micnadaro ah maalin kasta Magaalada Muqdisho loogu dilo dad Shacab ah.

- Advertisement -

“Hadii aan howlgal la sameyn oo aan ciidankii lagu hoggaamin inay dagaal qaadaan oo Ciidanka magalada lagu dhex haayaa waxa ay sababeysaa in maalin walba uu dhinto qof rayid ah,wiilka bajaajka wata iyo dad kale ayaa dhimanaya ayuu yiri Guddoomiye Shuute.

Waxa uu sidoo kale soo hadal qaaday dilkii dhawaan gudaha Jaamacadda Soomaaliya(Uniso) loogu dhex gestay Haweeney ka mid aheyd Ardayda waxka barata Jaamacadaas.
Dhageyso Codka Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts