HomeWararSawirro:-Cabdi Kariin Qalbi-Dhagax oo lagu soo dhaweeyey Hargeysa

Sawirro:-Cabdi Kariin Qalbi-Dhagax oo lagu soo dhaweeyey Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magalada Hargeysa ee Soomaaliland ayaa waxaa Maanta gaaray Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah saraakiisha Jabhada ONLF,dhawaan lagas oo daayey Xabi ku yaalla Adis Ababa. Qalbi-Dhagax oo ka ambabaxay Magalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa soo dhoweeyn ballaaran loogu sameeyay magaalada Hargeysa. Dad weyne farabadan oo xiran Calanka dowlad deegaanka Soomaalida iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Hargeysa ee Soomaaliland ayaa waxaa Maanta gaaray Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah saraakiisha Jabhada ONLF,dhawaan lagas oo daayey Xabi ku yaalla Adis Ababa.
Qalbi-Dhagax oo ka ambabaxay Magalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa soo dhoweeyn ballaaran loogu sameeyay magaalada Hargeysa.

Dad weyne farabadan oo xiran Calanka dowlad deegaanka Soomaalida iyo mas’uuliyiin ka tirsan Soomaaliland ayaa qeyb weyn ka qaatay soo dhaweynta Cabdikariin Sheekh muuse Qalbidhagax.

- Advertisement -

Soo dhaweyn kadib Warbahinta ayuu kula hadlay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magalada Hargeysa waxa uuna ka mahad celiyey soo dhaweynta loo sameeyey,isaga oo sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu tago Magalada Hargeysa.

Sidoo kale wax auu sheegay in uu Shacabka iyo madaxda Soomaaliland uu salaan uga sido mas’uuliyiin ka tirsan Ururka ONLF,isla markaana dhawaan imaan doonaan.

Inta uu ku sugan yahay Magalada Hargeysa Qalbi-Dhagax ayaa waxa uu la kulmi doonaa Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Bixii Cabdi iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaradka Soomaaliland.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts