HomeMaqalDhageyso:-Hay'adda Culimada Soomaaliyeed oo War ka soo saartay dilkii Axmed Dowlo

Dhageyso:-Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo War ka soo saartay dilkii Axmed Dowlo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Weli waxaa taagan hadalheynta dilkii Marxuum Axmed Dowlo oo 20kii Bishaan lagu dilay xaafada Toowfiiq ee degamda yaaqshiid lana gubay. Marxuumka ayaa waxaa loo dilay Sabab la xiriirta heybsooc dhinaca Guurka ah kadib markii Wiil uu Adeer u yahay uu guursaday Gabar ka dhalatay Qabaa’ilada loogu yeero Waaweynka. Guddoomiyaha Majmaca Culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weli waxaa taagan hadalheynta dilkii Marxuum Axmed Dowlo oo 20kii Bishaan lagu dilay xaafada Toowfiiq ee degamda yaaqshiid lana gubay.

Marxuumka ayaa waxaa loo dilay Sabab la xiriirta heybsooc dhinaca Guurka ah kadib markii Wiil uu Adeer u yahay uu guursaday Gabar ka dhalatay Qabaa’ilada loogu yeero Waaweynka.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Majmaca Culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa marka hore u tacsiyadeeyey qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Axmed dwolo.

Waxa uu sheeegay isaga oo ku hadlayay Magaca Hay’adda Culimada Soomaaliyeed inay aad uga xun yihiin falkii lagu dilay Marxuum Axmed Dowlo,isla markan aya aheyd mid siweyn u taabato.

Dhinaca kale waxa uu sheegay in Guurku uusan aheyn mi ddhibaato keena oo dadka kala fogeeya balse uu yahay mid Bulshada isku-soo dhaweeya oo xiriir fiican keena.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts