HomeWararMasuul ka tirsan Shirkadda SOMTEL oo lagu dilay Magalada Muqdisho

Masuul ka tirsan Shirkadda SOMTEL oo lagu dilay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in Sarkaal ka tirsanaa Shirkada Isgaarsiinta SOMTEL ay Maanta ku dileen Gudaha Magalada Muqdisho. Dilka ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Masjidka Xareed oo u dhow Isgoyska Baar Ubax ee Magalada Muqdisho,waxana mas’uulka ka tirsanaa Shirka SOMTEL Magaciisa lagu sheegay Maxamuud Cabdi Maadhiin. Dadkii ka dambeeyey dilka Masuulkaas ayaa durba […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in Sarkaal ka tirsanaa Shirkada Isgaarsiinta SOMTEL ay Maanta ku dileen Gudaha Magalada Muqdisho.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Masjidka Xareed oo u dhow Isgoyska Baar Ubax ee Magalada Muqdisho,waxana mas’uulka ka tirsanaa Shirka SOMTEL Magaciisa lagu sheegay Maxamuud Cabdi Maadhiin.

- Advertisement -

Dadkii ka dambeeyey dilka Masuulkaas ayaa durba Goobta ka baxsaday,waana gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya kuwaas oo howlgallo baaritaano ah ka sameeyey,walow aysan jirin cid ilaa iyo hadda loo qabtay.

Dhawaan ayay aheyd markii suuqa Bakaaraha ee degmada Howlwadaag lagu dhaawacay Masuul ka tirsan Shirkadda Xawaalada Amal,iyada oo falkaas aysan jirin cid sheegatay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts