HomeMaqalDhageyso:-Wararkii u dambeeyey ee howlgal ka socda Afgooye

Dhageyso:-Wararkii u dambeeyey ee howlgal ka socda Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa Maanta ka socda howlgallo ay sameynayaan Ciidamada booliska degmadaas kadib dil ka dhacay. Shalay gelinkii dambe ayaa Xaafada ceel Qoday ee degmada Afgooye waxaa lagu dilay Xasan Caalim,halka sidoo kale Aamin Mayow oo iyana Ergada ka mid aheyd lagu dilay Xaafada Daahisoy. Dda ku sugan Afgooye ayaa Radio […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa Maanta ka socda howlgallo ay sameynayaan Ciidamada booliska degmadaas kadib dil ka dhacay.

Shalay gelinkii dambe ayaa Xaafada ceel Qoday ee degmada Afgooye waxaa lagu dilay Xasan Caalim,halka sidoo kale Aamin Mayow oo iyana Ergada ka mid aheyd lagu dilay Xaafada Daahisoy.

- Advertisement -

Dda ku sugan Afgooye ayaa Radio Dalsan waxa a u sheegeen in howlgaladaas lagu qabqabtay dhalinyarao farabadan kuwaas oo la geeyey Saldhiga Booliska degmada Afgooye.

Guddoomiye ku xigeenka degmada Afgooye Maxamed Nuur Gaabow ayaa Dalsan waxa uu u sheegay in Maamulka degmada uu wado howlo baaritaano ah oo ku aadan dadkii ka dambeeyey dilkaas,isaga oo sheegay in natiijada baarista laga sugayo Booliska degmada.

Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay ka mid tahay degmooyinka ugu amniga xun Gobolkaas,waxaana mararka qaar weeraro ku soo qaada Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts