HomeMaqalDhageyso:-Culumo iyo waxgarad sheegay inay Awood ku qaadayaan Isbaarooyin la digay Gaalkacyo

Dhageyso:-Culumo iyo waxgarad sheegay inay Awood ku qaadayaan Isbaarooyin la digay Gaalkacyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Culumada,Waxgaradka iyo Dhalinyarada ku nool koonfur Magalada Gaalkacyo ayaa Maanta bilaabay Socdaal ay ku doonayaan in lagu qaado kooxo maleeshiyad ah oo isbaarooyin soo dhigta Wadooyinka soo gala Magaalada. Kadib markii ay dukadeen Salaadii Khudbada Jimacha ayaa socdalkooda waxa ay ku soo mareen goobihii ay maleeshiyaada dhigteen isbaarooyinka halkaas oo ay ku xyiran yihiin Gaadiid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Culumada,Waxgaradka iyo Dhalinyarada ku nool koonfur Magalada Gaalkacyo ayaa Maanta bilaabay Socdaal ay ku doonayaan in lagu qaado kooxo maleeshiyad ah oo isbaarooyin soo dhigta Wadooyinka soo gala Magaalada.

Kadib markii ay dukadeen Salaadii Khudbada Jimacha ayaa socdalkooda waxa ay ku soo mareen goobihii ay maleeshiyaada dhigteen isbaarooyinka halkaas oo ay ku xyiran yihiin Gaadiid sida badeecooyin kala duwan.

- Advertisement -

Qaar ka mid ah Culumada iyo waxgaradka oo hadlay ayaa wax ay sheegeen in hadii maleeshiyaadkaas isbaarada ay dhigteen qaadi waayaan ay awood u adeegsan doonaan,isla markaana la dagaalami doonaan.

Waxa ay ka dalbadeen madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug inay waxka qabtaan maleeshiyaadka isbaarooynka soo dhigtay duleedka Gaalkacyo ee gaadiidka ka qaadaya lacagaha faraha badan.

Hoos Ka Dhageyso Codka qaar ka mid ah dadkaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts