HomeWararGuddi loo Magacaabay hanti laga boobay Ganacsato Soomaali ah

Guddi loo Magacaabay hanti laga boobay Ganacsato Soomaali ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kulan ay xalay magaalada Johanneesburg ku yeesheen Waxgaradka, Ganacsatada Soomaalida iyo Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka Koonfur Africa ayaa looga hadlay dhibaatooyinkii ka soo gaaaray ganacsatada Soomaalida Rabshadahii ka dhacay deegaanka Saweto. Kulankaasi Masuuliyiintii ka qeybgashay oo uu ka mid ahaa Safiirka Soomaalida u fadhiya Dalkaasi Jamaal Maxamed Barrow, ayaa waxaa halkaasi lagu magacaabay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan ay xalay magaalada Johanneesburg ku yeesheen Waxgaradka, Ganacsatada Soomaalida iyo Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka Koonfur Africa ayaa looga hadlay dhibaatooyinkii ka soo gaaaray ganacsatada Soomaalida Rabshadahii ka dhacay deegaanka Saweto.

Kulankaasi Masuuliyiintii ka qeybgashay oo uu ka mid ahaa Safiirka Soomaalida u fadhiya Dalkaasi Jamaal Maxamed Barrow, ayaa waxaa halkaasi lagu magacaabay guddi ka shaqeeya caawinta dadkii hantidooda lagu boobay iyo sidii loo caawin lahaa.

- Advertisement -

Ugu dambeyn waxaa la isla gartay inta uu socday Kulanka in la sameeyo goobo la dhigo waxyaabihii laga soo badbaadiyay qolyihii wax boobayay.

Haben ka hor ayay ahyed markii kooxo burcad ah ay boob kula dhaqaaqeen hanta ay lahaayeen dad ay soomaali ku jiraan deegaanka Saweto ee Wadanka Koonfur Afrika.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts