HomeMaqalDhageyso:-Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo soo bandhigay Caqabado heysta hay’adaha Garoorka

Dhageyso:-Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo soo bandhigay Caqabado heysta hay’adaha Garoorka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa waxa uu soo bandhigay Saddex qodob oo uu sheegay inay xilligaan heystaan Hay’adaha Garsoorka dalka,isla markaana hortaagan. Waxa uu sheegay in xilligaan caqabadaha heysta Garsoorka dalka ay ka mid yihiin,dhinacyada Dhaqaalaha,tababarada iyo dhisidii Awooda Garsoorayaasha Shaqaalaha,isla markaana ay tahay caqabada koowaad ee heysatada garsoorka. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed ayaa waxa uu soo bandhigay Saddex qodob oo uu sheegay inay xilligaan heystaan Hay’adaha Garsoorka dalka,isla markaana hortaagan.

Waxa uu sheegay in xilligaan caqabadaha heysta Garsoorka dalka ay ka mid yihiin,dhinacyada Dhaqaalaha,tababarada iyo dhisidii Awooda Garsoorayaasha Shaqaalaha,isla markaana ay tahay caqabada koowaad ee heysatada garsoorka.

- Advertisement -

Sidoo kale isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in ay muhiim tahay in Garsoorka dalka uu noqdo mid cadaalada ah oo huufan si loo soo celiyo kalsoonada dadka Soomaaliyeed ay ku qabaan Garsoorka.

Dowladda Soomaaliya ayaa mar walba waxa ay ku celisaa in ay tayeyn doonto Garsoorka dalka,iyada oo isbedel ku sameysay Guddoomiyaha Maxkamada Sare iyo tan gobolka Banaadir.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Maxkamada Sare.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts