HomeWararWiil uu dhalay Wasiiru dowlihii Madaxtooyada oo ku dhintay dagaal ka dhacay...

Wiil uu dhalay Wasiiru dowlihii Madaxtooyada oo ku dhintay dagaal ka dhacay Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xalay ayaa fariisin Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ku leyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa weerar ku qaaday Al-Shabaab,waxaan halkaasi ka dhacay dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Dagaalka ayaa waxaa ku geeriyooday Saddex Askari oo uu ku jiray sida la xaqiijiyey Wiil uu dhalay Wasiiru dowlihii hore ee Madaxtooyada Cabduqaadir Macalin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay ayaa fariisin Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ku leyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa weerar ku qaaday Al-Shabaab,waxaan halkaasi ka dhacay dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Dagaalka ayaa waxaa ku geeriyooday Saddex Askari oo uu ku jiray sida la xaqiijiyey Wiil uu dhalay Wasiiru dowlihii hore ee Madaxtooyada Cabduqaadir Macalin Nuur kaas oo lagu Magacaabi jiray Cumar Khaliif Cabduqaadir Macalin Nuur.

- Advertisement -

Cumar oo uu dhalay Wasiiru dowlihii hore ee madaxtooyada Soomaaliya ayaa ahaa Taliyihii Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo fariisin ku leh Mukayga degmada Afgooye,isla markaana gurmad ahaan uga soo baxay.

Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose intaba weli kama hadlin weerarkaas ay Al-Shabaab ku qaadeen degmada Afgooye ee lagu dilay taliyihii Ciidamada dowladda ee Koontoroolka Mukayga,isla markaana uu dhalay Wasiiru dowlihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts