HomeWararDEG DEG:- Qarax ka dhacay degmada Afgooye

DEG DEG:- Qarax ka dhacay degmada Afgooye

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay gaari ay la socdeen Ciidamada ka tirsan kuwa dowladda Federaalka soomaaliya kaas oo mareyay deegaan duleedka ka ah degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose Goobjoogayaal ku sugan deegaanka Buulaleey oo ah halka uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa ay u sheegeen Dalsan in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxaa lala eegtay gaari ay la socdeen Ciidamada ka tirsan kuwa dowladda Federaalka soomaaliya kaas oo mareyay deegaan duleedka ka ah degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Goobjoogayaal ku sugan deegaanka Buulaleey oo ah halka uu qaraxa ka dhacay ayaa waxa ay u sheegeen Dalsan in Gaari nooca raaxada ah oo ay Soomaalidu u taqaano (Kaarib) oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan dowladda ay la qaraxday miino dhulka lagu aasay.

- Advertisement -

Qof ka mid ah dadka deegaanka  Buulaleey ayaa sheegay in Gaariga qaraxa miino lala eegtay uu ka yimid degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose balse markii uu halkaasi marayey ay miinada haleeshay,isla markaana ay ku geeriyoodeen Darawalkii waday Gaariga oo ahaa Askari iyo haweeney la socotay halka laba kale ay ku dhaawacmeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay,iyaga oo gurmad u fidiyey ciidamadii ku waxyeeloobay qaraxaas

Goordhow la socda faah faahinta Warka Radiodalsan.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts