HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyey dagaal ka socda Magalada Baladweyne

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey dagaal ka socda Magalada Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya  dagaal weli ka socda Xaafado ka tirsan Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyaa maleeshiyaad hubeysan oo weeraray Saldhiga Booliska Baladweyne,kuwaas oo doonaya inay la soo baxaan Askari dilay darawal Mooto bajaajle ahaa iyo Ciidamada booliska ee ku sugan Saldhigaas. Maleeshiyaadka weeraray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya  dagaal weli ka socda Xaafado ka tirsan Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyaa maleeshiyaad hubeysan oo weeraray Saldhiga Booliska Baladweyne,kuwaas oo doonaya inay la soo baxaan Askari dilay darawal Mooto bajaajle ahaa iyo Ciidamada booliska ee ku sugan Saldhigaas.

- Advertisement -

Maleeshiyaadka weeraray saldhiga ayaa lagu soo waramayaa in ay ku heyb yihiin Wiil darawal mooto Bajaajle ahaa oo shalay Askari ka tirsan Ciidamada dowladda uu ku dilay Magalada Baladweyne.

Wariyeyaal ku sugan Baladweyne ayaa waxa ay soo sheegayaan in uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay dagaalkaas.

Inta la xaqiijiyey saddex ruux ayaa dagaalka ku geeriyoodeen halka laba kale ay ku dhaawacmeen,waxaana weli Baladweyne laga maqlayaa rasaas ka dhaceysa Xaafadaha qaar.

- Advertisement -

Dadka ku dhaawacmay dagaalka ayaa waxaa la geeyey Isbitaalka Magalada Baladweyne,welina dagaalka kama hadlin maamulka Magalada Baladweyne iyo waliba Madaxda ugu sareysa Maamulka Hir-Shabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts