HomeWararDEG DEG:-Dagaal ka socda Magalada Baladweyne

DEG DEG:-Dagaal ka socda Magalada Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi ka socdo dagaal xooggan. Wararka an heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalka uu ka socdo Saldhiga Baladweyne,isla markaana ay weerareen Maleeshiyaad ku heyb ah Nin ka mid ahaa Darawalada Mooto Bajaajta ee shalay lagu dilay Baladweyne,kuwaas oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in uu halkaasi ka socdo dagaal xooggan.

Wararka an heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in dagaalka uu ka socdo Saldhiga Baladweyne,isla markaana ay weerareen Maleeshiyaad ku heyb ah Nin ka mid ahaa Darawalada Mooto Bajaajta ee shalay lagu dilay Baladweyne,kuwaas oo doonaya inay xoog kula soo baxaan Askari ka tirsan ciidamada Booliska oo Saldhiga ku sugan

- Advertisement -

Dad ku nool Baladweyne ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in rasaas xooggan ay ka dhaceysa Gudaha Magalada Baladweyne,isla amrkaana dhammaan Goobaha Ganacsiga ay wada xiran yihiin.

Faah faahinta Warkaan kala socda Radiodalsan.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts