HomeWararAkhriso:-Magacyada Soomaali ay leysay Oromada oo Meydadkooda la keenay jigjiga

Akhriso:-Magacyada Soomaali ay leysay Oromada oo Meydadkooda la keenay jigjiga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maanta waxaa Magalada jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya la keenay ku dhawaad meydadka toban ruux oo ay dileen Qowmiyada Oromada ee dalka Itoobiya. Dilka dadka ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Tuli-Guuleed,waxaana Eheladooda ay meydkooda  Maanta keeneen Magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Hoos Ka Akhriso qaar ka mid ah Magacyadab dadka la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta waxaa Magalada jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya la keenay ku dhawaad meydadka toban ruux oo ay dileen Qowmiyada Oromada ee dalka Itoobiya.

Dilka dadka ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Tuli-Guuleed,waxaana Eheladooda ay meydkooda  Maanta keeneen Magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso qaar ka mid ah Magacyadab dadka la dilay.

1:- Ismaaciil Maxamed Cali

2:- Cabdi Salaan Maxamed Maxamuud

- Advertisement -

3:- Xasan Cabdi Ducaale

4:- Cabdullaahi Yuusuf

5:- Cabdi Nuur Muuse

6:- Axmed Maxamed Nuur

7:- Cabduqaadir Maxamed Xaaji

Dhinaca kale Magalada Jigjiga waxaa Maanta ka dhacay banaanbax ay dhigayeen dad ka careysan dilkaas,iyaga oo sheegay inaan meydadka la’aasi doonin ilaa Qowmiyada Oromada looga aargudo.

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa dhawaan waxa uu sheegay inaan la aqbali doonin dagaalka dhexmaraya Qowmiyada Oromada iyo soomaalida,isla markaana ay dagaalkaas awood ku joojin doonaan balse aan lagu guuleysan.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts