HomeWararSaraakiisha Ciidamada Xoogga dalka oo sheegay inay dileen Mid ka mid...

Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka oo sheegay inay dileen Mid ka mid ah Saraakiisha Ajaanibta ee Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in howlgal laga sameeyey Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaah hoose lagu dilay Sarkaal ka tirsan Ajaanibta ka barbar dagaalanta Al-Shabaab. Sarkaalka la dilay ayaa  saraakiisha ciidanka xoogga dalka ay magaciisa ay ku sheegeen Sheekh C/naasir Asarbajaan waxa uuna u dhashay wadanka ruushka,isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in howlgal laga sameeyey Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaah hoose lagu dilay Sarkaal ka tirsan Ajaanibta ka barbar dagaalanta Al-Shabaab.

Sarkaalka la dilay ayaa  saraakiisha ciidanka xoogga dalka ay magaciisa ay ku sheegeen Sheekh C/naasir Asarbajaan waxa uuna u dhashay wadanka ruushka,isla markaana Al-shabaab kaga soo biiray kooxda xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yaman.

- Advertisement -

Taliyaha qeybta 12April ee ciidanka xoogga dalka general Cumar dheere oo la hadlay idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in howlgalka lagu dilay Sarkaalka Sheikh C/naasir Asarbajaan laga fuliyay gudaha magaalada marko ee G/shabellada hoose.

general Cumar dheere waxa uu sidoo kale uu sheegay in Sarkaalkaani lala dilay dhowr iyo toban Sarkaal oo ku dhumaaleysanayay gudaha degmada Marko ee G/shabellada hoose waa sida ay hadalka u dhigeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts