HomeMaqalDhageyso:-Digniin ka soo baxday Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maamulka Jubbaland

Dhageyso:-Digniin ka soo baxday Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maamulka Jubbaland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

War ka soo baxay Maanta Xeer Ilaaliyaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu mamnuucay Sameynta Warqadaha been abuurka ah,iyada oo digniin loo diray dad la sheegay inay ku howlan yihiin. Warka ka soo baxay Xeer Ilaaliyaha Dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Sh Cismaan Siciid ayaa waxaa la sheegay in la mamnuucay gebi ahaan sameynta -Warqada lahaanshaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War ka soo baxay Maanta Xeer Ilaaliyaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu mamnuucay Sameynta Warqadaha been abuurka ah,iyada oo digniin loo diray dad la sheegay inay ku howlan yihiin.

Warka ka soo baxay Xeer Ilaaliyaha Dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Sh Cismaan Siciid ayaa waxaa la sheegay in la mamnuucay gebi ahaan sameynta

- Advertisement -

-Warqada lahaanshaha dhulka ( Sabarloogo).

-Shahaadooyinka Maamulka

-Sharciga wadida gaadiidka ( Leysinka ).

- Advertisement -

-Warqadda Canshuuraha wado marista ( Tirismaale).

Xeer Ilaaliyaha oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inuu uga digayo dadka falalkaas ku howlan asagoo sheegey in haddii lagu qabto la marsiin cadaalada ayada oo loo cuskanayo xeerka ciqaabta Soomaaliyeed.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xeer Ilaaliyaha Dowlad goboleedka Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts