HomeWararDhageyso:-Hoggaamiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland oo eedeyn u jeediyey Madaxweynaha iyo Xubnaha...

Dhageyso:-Hoggaamiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland oo eedeyn u jeediyey Madaxweynaha iyo Xubnaha Golaha wakiilada Somaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaardka UCID ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa eedeyn waxa uu u jeediyay Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xubnaha Golaha Wakiilada maamulkaas,islamarkaana ku dhaliilay hab siyaasadeedkiisa. Waxa uu sheegay Faysal Cali Waraabe in si sharci ah aysan ku joogin Golaha Wakiilada Soomaaliland iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,balse sheegay in loo baahan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaardka UCID ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa eedeyn waxa uu u jeediyay Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xubnaha Golaha Wakiilada maamulkaas,islamarkaana ku dhaliilay hab siyaasadeedkiisa.

Waxa uu sheegay Faysal Cali Waraabe in si sharci ah aysan ku joogin Golaha Wakiilada Soomaaliland iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi,balse sheegay in loo baahan yahay siyaasad mideysan oo ay la yimadaan maamulka Soomaaliland,isagoo aad u dhaliilay Madaxda maamulkaasi.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaardka UCID ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay “waxaan u baahanahay in Soomaaliland ay tahay mid hal ah oo hal siyaasad mideysan wadada qaadata loona baahan yahay in si xasilooni ah iyo nabadgalyo ay ku waarto” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe

Hadalkan Feysal Cali Waraabe ayaa waxa uu imaanaya xili uu ka soo laabatay Shirkii dhawaan lagu qabtay Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka halkaasi uu kulam kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madax kale oo ka qeyb gashay Shirkii Magaalada Brussels.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts