HomeWararFaah Faahin Iska hor imaad u dhexeeya Ciidamada Dowlada iyo Al Shabaab...

Faah Faahin Iska hor imaad u dhexeeya Ciidamada Dowlada iyo Al Shabaab oo ka dhacay deegaano hoostaga Degmada Xudur ee G/Bakool

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka ka imaanaya deegaano hoos yimaada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayan In halkaasi uu iska horimaad uu ku dhexmaray Ciidanka dowlada Soomaaliya kuwa maamulka Koonfur Galbeed iyo rag hubeysan oo loo maleynaayo in ay ka tirsan yihiin Al Shabaab. Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay wadada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya deegaano hoos yimaada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayan In halkaasi uu iska horimaad uu ku dhexmaray Ciidanka dowlada Soomaaliya kuwa maamulka Koonfur Galbeed iyo rag hubeysan oo loo maleynaayo in ay ka tirsan yihiin Al Shabaab.

Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay wadada u galeen Kolonyo Ciidan oo ay la socdeen Ciidanka dowlada Soomaaliya kuwa maamulka Koonfur Galbeed oo socdaal ku marayay  deegaano ka tirsan Degmada Xudur ee Gobolka Bakaaol .

- Advertisement -

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed oo la hadlay Dalsan ayaa waxa ay sheegay in ay iska caabiyeen ragii weerarka ku qaaday oo loo maleynaayo in ay ka tirsan yihiin Al Shabaab,waxaana uu sheegay in weerarkaas uusan wax Khasaaro ah ka soo gaarin Ciidanka dowlada iyo kuwa Koonfur Galbeed.

Al shabaab ayaa weerar jid’gal ah waxa ay mararka qaar ku qaadan kolonyada ay la socdaan Ciidamada dowlada iyo kuwa Koonfur Galbeed ee ku socdaala wadooyinka deegaanada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts