HomeWararDhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre”Aduunyada nooma yeeriso Go’aanka aan Ummadda Soomaliyeed ku maamuleyno”

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre”Aduunyada nooma yeeriso Go’aanka aan Ummadda Soomaliyeed ku maamuleyno”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Aduunyada xilligaan Madaxda Soomaaliyed ay ula dhaqanto si ka duwan sidii hore,isla markaana meel kasto oo ay tagaan lagu xushmeeyo Shaqadooda. Waxa uu sheegay in madaxda dalka hadda maamusha go’aanka ay Shacabka ku maamulayaan aysan aheyn kuwo loo yeeriyo. “Aduunyadu waxa ay noola dhaqantaa si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Aduunyada xilligaan Madaxda Soomaaliyed ay ula dhaqanto si ka duwan sidii hore,isla markaana meel kasto oo ay tagaan lagu xushmeeyo Shaqadooda.

Waxa uu sheegay in madaxda dalka hadda maamusha go’aanka ay Shacabka ku maamulayaan aysan aheyn kuwo loo yeeriyo.

- Advertisement -

“Aduunyadu waxa ay noola dhaqantaa si ka duwan sidii hore,meel kasto aan tagno waanaala ciseeyaa oo waxaa naloo ciseeyaa in aan aheyn dowlad wax loo yeeriyo,noolama yeeriyo go’aanada aan Ummadda Soomaaliyed ku maamuleyno ee anaga aa go’aansano ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Hadalka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xilli madaxda Soomaalida lagu eedeeyo in ay ku Shaqeeyaan awaamiirta dowladdo shisheeye kuwaas oo xilliga doorashadooda dhaqaalo iyo waqti badan geliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts