HomeWararDhageyso:-Ururka ONLF oo guddoomiye Cusub doortay

Dhageyso:-Ururka ONLF oo guddoomiye Cusub doortay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shirweynaha ururka ONLF ee ka socda Magalada Asmara ee dalka Erateria ayaa weli ka socda magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Shirka oo la filayo in dhowaan lasoo geba gebeeyo, ayaa waxaa mar kale guddoomiyaha ururka loogu doortay Mohamed Omar Osman, oo xilkaasi hore u hayay. Shirweynaha ayaa sidoo kale wax looga baddalay qaab dhismeedka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirweynaha ururka ONLF ee ka socda Magalada Asmara ee dalka Erateria ayaa weli ka socda magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea.

Shirka oo la filayo in dhowaan lasoo geba gebeeyo, ayaa waxaa mar kale guddoomiyaha ururka loogu doortay Mohamed Omar Osman, oo xilkaasi hore u hayay.

- Advertisement -

Shirweynaha ayaa sidoo kale wax looga baddalay qaab dhismeedka JABHADDA.

Afhayeenka Jabhada ONLF Cabduqaadir Hirmooge (Cadaani) ayaa sharaxaya doorashada guddoonka qorsha jabhadaas kadib markii Itoobiya ay ka saartay liiska argagaxisada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts