HomeWararHaweeney 85 Sano jira ah oo lagu kufsaday jowhar iyo Maamulka oo...

Haweeney 85 Sano jira ah oo lagu kufsaday jowhar iyo Maamulka oo ka hadlay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in rag aan weli la garan ay kufsadeen Haweeney 85 Sano jir ah oo ka mid ah dadka ku nool Magaalda Jowhar. Dhacadaaan oo aad looga hadal haayo Jowhar ayaa la sheegay in Haweeneyda ay ku nooleed Xero barakac oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in rag aan weli la garan ay kufsadeen Haweeney 85 Sano jir ah oo ka mid ah dadka ku nool Magaalda Jowhar.

Dhacadaaan oo aad looga hadal haayo Jowhar ayaa la sheegay in Haweeneyda ay ku nooleed Xero barakac oo ku taalla magalada Jowhar,waxana warka soo saaray oo ka hadlay Maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe.

- Advertisement -

Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Sh/dhexe ahna Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Siyaasadda  Maxamed Cabdi Sheekh ayaa sheegay in falkaasi kufsiga ah ay ka dambeeyeen rag isticmaalay waxyaabaha maanka dooriye xilli la sheegayey in ay ka dambeeyeen askar ka tirsan Ciidamada dowladda.

Sidoo kale waxa uu sheegay in howlgal ay sameeyeen ay gacanta ku dhigeyn Lix dhalinyaro ah oo lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen falkaasi kufsiga ah.

“waxba kama jiraan in ay yihiin askarta dowladda kuwa kufsiga geystay balse waa dad isticmaalay waxyaabaha maanka dooriyo,waxaan idiin sheegayaa in aan heyno lix dhalinyaro ah oo lagu tuhmayo in ay ka dambeeyaan kufsigaas oo aan baaritaan ku heyno ayuu yiri Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Sh/dhexe ahna Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Siyaasadda.

- Advertisement -

Isbitaalka Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka hir-Shabeelle ayaa haweeneydaas haatan lagu daweynayaa waxana ku booqday Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts