HomeWararShil Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah sababay oo ka dhacay Muqdisho

Shil Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah sababay oo ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shilkaan ayaa saakay waxa uu ka dhacay Wadada Maka Almukarama ee Magalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Hotelka Wehliye,waxa uuna sababay khasaaro dhimasho ah. Shilka ayaa yimid kadib markii Gaari Cabdi Bille ah oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya uu wadada ka baxay,isla markaana uu dardaray(jiiray) qof Shacab ah oo wadada marayey,isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shilkaan ayaa saakay waxa uu ka dhacay Wadada Maka Almukarama ee Magalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Hotelka Wehliye,waxa uuna sababay khasaaro dhimasho ah.

Shilka ayaa yimid kadib markii Gaari Cabdi Bille ah oo ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya uu wadada ka baxay,isla markaana uu dardaray(jiiray) qof Shacab ah oo wadada marayey,isla markaana uu qofkaasi geeriyooday.

- Advertisement -

Marxuumka geeriyooday ayaa dad ka agdhawaa goobta u shilka ka dhacay waxa ay sheegeen in uu ahaa Nin Oday ah oo Da’ahaan lagu qoiyaasay 60-ilaa 65 Sano jir,isla markaana lagu Magacaabi jiray Gacal Cumar Maxamuud,waxaana ku dhaawacmay laba ruux oo uu ku jiro darawalkii gaariga.

Gawaarida ay wataan askarta ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa shilal noocaan oo kale ah waxa ay ku galaan magalada Muqdisho,waxaana taasi loo sababeynaa in gawaaridaas ay yihin kuwo xoog ku socda taas ay xakameyn waayaan darawalada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts