HomeWararDEG DEG:-Banaanbax ka socda deegaano ka tirsan Soomaaliland

DEG DEG:-Banaanbax ka socda deegaano ka tirsan Soomaaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Dilla oo hoostaga Magalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa waxa ay sheegayaan in uu ka socdo banaanbax ay dhigayaan dadweynaha ku nool degaankaas. Boqolaal ka mid ah Shacabka deegaanka Dilla ayaa isugu soo baxay Wadooyinka deegaankaas,waxana la sheegay in ay ka soo horjeedaan Wiil Dhalinyaro ah oo ay Xabsiga dhigeyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Dilla oo hoostaga Magalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa waxa ay sheegayaan in uu ka socdo banaanbax ay dhigayaan dadweynaha ku nool degaankaas.

Boqolaal ka mid ah Shacabka deegaanka Dilla ayaa isugu soo baxay Wadooyinka deegaankaas,waxana la sheegay in ay ka soo horjeedaan Wiil Dhalinyaro ah oo ay Xabsiga dhigeyn ciidamada Booliska Soomaaliland.

- Advertisement -

Wiilka Dhalinyarada ah ee Ciidanka Soomaaliland ay xireyn ayaa waxaa lagu Magacaabaa Cabdi Shakuur Aw Cali Buux,waxana booliska ay ku eedeeyeen in uu ka mid aha dhlinyaro ishor-istaag ku sameeyey Makiinadaha Cagaf Cagafta loo yaqaano oo uu Maamulka lahaa kuwaas oo doonayey in ay Beero ka qodaan Banaanka deegaanka Wajaale.

Dadka banaanbaxa dhigayey ayaa ku dhawaaqayey Erayo ay uga soo horjeedaan Maamulka deegaanka Dilla,iyaga oo dalbanaya in laga soo daayo Xabsiga Booramo oo uu ku xiran yahay.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts