HomeWararDhageyso:-Barnaamijka Dooda Jimcaha Radio Dalsan 06-07-2018

Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Jimcaha Radio Dalsan 06-07-2018

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Barnaamijka dooda Dalsan waa barnaamij todobaadle ah oo aan ku soo qaadano hadba mowduuca todobaadkaas ay bulshada hadal hayaan. Todobaadkaan barnaamijka waxaan uga hadleynaa diidmada lacagta shillinka Soomaaliga ee Magaalooyin baan oo dalka ah iyo saameynta ay Bulshada Soomaaliyed ku yeelatay. Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya Nabadoon Cali diiriye Aloore oo ku sugan Gaalkacyo,Isloow Cabdiraxmaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barnaamijka dooda Dalsan waa barnaamij todobaadle ah oo aan ku soo qaadano hadba mowduuca todobaadkaas ay bulshada hadal hayaan.

Todobaadkaan barnaamijka waxaan uga hadleynaa diidmada lacagta shillinka Soomaaliga ee Magaalooyin baan oo dalka ah iyo saameynta ay Bulshada Soomaaliyed ku yeelatay.

- Advertisement -

Barnaamijka waxaa ka qeyb galaya Nabadoon Cali diiriye Aloore oo ku sugan Gaalkacyo,Isloow Cabdiraxmaan  Cubeyd oo ku sugan Muqdisho iyo Cabduqaadir Maxamuud Warsame Geeseey oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Axmed Xuseen Cadow.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts