HomeWararDhageyso:-Galmudug oo faah faahisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii dhexmaray Al-Shabaab iyo dadka...

Dhageyso:-Galmudug oo faah faahisay khasaaraha ka dhashay dagaalkii dhexmaray Al-Shabaab iyo dadka Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa markii ugo horeysay waxa u faah faahin ka bixiyey khasaaraha guud ee ka dhashay dagaalo mudo Saddex Maalmood ah ka socday koonfurta Gobolka Mudug kaas oo u dhaxeeyey Al-Shabaab iyo dad Shacab ah. Deegaanada Caad iyo Maamiyo ayaa dagaalada ugu cuslaa ay ka dahceyn,waxana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa markii ugo horeysay waxa u faah faahin ka bixiyey khasaaraha guud ee ka dhashay dagaalo mudo Saddex Maalmood ah ka socday koonfurta Gobolka Mudug kaas oo u dhaxeeyey Al-Shabaab iyo dad Shacab ah.

Deegaanada Caad iyo Maamiyo ayaa dagaalada ugu cuslaa ay ka dahceyn,waxana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo kala gaaray labada dhinac.

- Advertisement -

Guddoomiyaha degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa waxa uu sheegay in dadka Shacabka ah ay iska difaacayaan Al-Shabaab oo uu sheegay in ay cadaadis kala kulmeen,waxa uuna sheegay in laga dilay Al-Shabaab ku dhawaad 20 halka dadka Shacabka ahna laga dilay 5 ruux oo uu mid ka mid ah yahay Nin Oday ah.

Waxaa kaloo uu sheegay in Galmudug ay diyaar u yihiin in ay caawiyaan dadka Shacabka ah.

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya goobihii lagu dagaalamay ee Koonfurta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in xaaladu Maanta ay tahay mid degan,balse la filan karo dagaal maadaama weli labada dhinac ay dhaq dhaqaaqyo wadaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka guddoomiyaha degmada Hobyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts