HomeWararDowladda Somaliya oo Saanad Ciidan u dirtay Shacab la dagaalamaya Al-Shabaab

Dowladda Somaliya oo Saanad Ciidan u dirtay Shacab la dagaalamaya Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Saddex Maalin kadib dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Saanad Ciidan iyo dawooyin waxa ay u dirtay Shacab deegaano ka tirsan Gobolka Mudug kula dagaalamay Al-Shabaab. Deegaanada Caad iyo Maamiyo ayaa dagaaladii u dambeeyey ay ka dhaceyn,waxaana la sheegay in dagaalka labada dhinac uu ku kala gaaray khasaaro aad u farabadan,isla markaana deegaanadii lagu dagaalamay badi ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saddex Maalin kadib dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Saanad Ciidan iyo dawooyin waxa ay u dirtay Shacab deegaano ka tirsan Gobolka Mudug kula dagaalamay Al-Shabaab.

Deegaanada Caad iyo Maamiyo ayaa dagaaladii u dambeeyey ay ka dhaceyn,waxaana la sheegay in dagaalka labada dhinac uu ku kala gaaray khasaaro aad u farabadan,isla markaana deegaanadii lagu dagaalamay badi ay la wareegeen Al-Shabaab.

- Advertisement -

Diyaarad siday hubka iyo daawooyinka ayaa shalay gelinkii dambe waxa ay gaartay magalada dhuusamareeb,waxaana lagu wareejiyey Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug iyo saraakiil ka tirsan Ciidamada Maamulka Galmudug.

Kulan deg deg ah oo ay dhuusamareeb ku yeesheen Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug iyo saraakiisha Ciidamada ayaa isku raacay in si deg deg ah gurmadka loo gaarsiiyo Shacabka Shabaab kula dagaalamaya Koonfurta Gobolka Mudug.

Dhinaca kale deegaanadii lagu dagaalamay ee5Caad iyo Maamiyo ee gobolka Mudug Wararka naga soo gaaraya waxa ay sheegayaan in weli halkaasi ay ka jiraan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan labada dhinac.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts