HomeWararMaamulka Degmada Yeed ee Gobolka Bakool oo Ka Cabanaya Biyo La'aan

Maamulka Degmada Yeed ee Gobolka Bakool oo Ka Cabanaya Biyo La’aan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiyaha Degmada Yeed ee Gobolka Bakool C/saaqid Duwane oo La soo xiriiray Radio Dalsan ayaa sheegay in Maamulkooda uu ka cabanayo dhibaato ka dhalatay biyo la’aan ka jirta Degmada. Gudoomiyaha waxa uu sheegay in biyo la’aan ay imminka jirto mararka qaarna ay gacanta iskula tagaan dadka ay aadka u saameysay biyo la’aanta marka biyo yar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Degmada Yeed ee Gobolka Bakool C/saaqid Duwane oo La soo xiriiray Radio Dalsan ayaa sheegay in Maamulkooda uu ka cabanayo dhibaato ka dhalatay biyo la’aan ka jirta Degmada.

Gudoomiyaha waxa uu sheegay in biyo la’aan ay imminka jirto mararka qaarna ay gacanta iskula tagaan dadka ay aadka u saameysay biyo la’aanta marka biyo yar ay helaan.

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu ugu yeeray Gudoomiyaha Degmada Yeed ee Gobolka Bakool iney wax ka qabtaan Biyo la’aanta jirta.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts