HomeWararFBI Mareekanka oo Soo Bandhigtay Sawiradda Dad Looga Shakisan yahay Weeraro Ay...

FBI Mareekanka oo Soo Bandhigtay Sawiradda Dad Looga Shakisan yahay Weeraro Ay Hore Ugu Hanjabtay Al Shabab

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Baraha bulshada qeybaheeda kala duwan ee dalka Mareykanka, ayaa lagu arkay in FBI mareykanka ay soo bandhigtay Sawirada shaqsiyaad ay si weyn ubaadi goobeyso, kuwaasoo la sheegay in loogu cabsi qabo in ay weeraro ka geystan Mall of America, oo ah suuq ay ka shaqeyaan 11 kun shaqaale kaasoo lagu sheegay suuqa ugu weyn ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Baraha bulshada qeybaheeda kala duwan ee dalka Mareykanka, ayaa lagu arkay in FBI mareykanka ay soo bandhigtay Sawirada shaqsiyaad ay si weyn ubaadi goobeyso, kuwaasoo la sheegay in loogu cabsi qabo in ay weeraro ka geystan Mall of America, oo ah suuq ay ka shaqeyaan 11 kun shaqaale kaasoo lagu sheegay suuqa ugu weyn ee dalka Mareykanka.

Dhanka kale Xoghayaha arrimaha dibada dalka mareykanka, Jeh Johson, ayaa waxaa uu shegay in ay ka feejiganyihiin werar ay dalkaasi ka geytaan al shabab, kadib markii uu soo baxay muuqal ay Al Shabab ku shegeen In ay ku weerari doonaan suuqyada ku yaala wadamada Mareykanka ,Canada iyo ingiriirska.

- Advertisement -

Mr Jonson, ayaa BBC ushegay in hanjabaadaan ay tahay wajiga cusub ee dagalka. Sidoo kale wareysi uu siiyay Telveshinka CNN ee dalka Mareykanka ayuu ku shegay in si dhab ah ay uqaadan doonaan, iyagoona durba shegay hey’addaha amaanka heegan qaarkood lagaliyay, gaar ahaan kuwa jooga gobolada ay somalida ku badantahay ee dalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts