HomeWararWestern Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

MUQDISHO, 15 September, 2025 – Western Union waxay maanta ku dhawaaqday in ay xawilaadaheeda lacagaha ee caalamiga ah gaarsiineyso Soomaaliya and Somaliland. Macaamiisha ku sugan labada deegaanba waxay hadda lacag u diri karaan qoyskooda iyo ehelkooda hal mar kuwaas oo ku sugan daafaha dunida ayaga oo isticmaalaya shabakadda caalamiga ah ee ballaaran ee Western Union, […]

- Advertisement -

MUQDISHO, 15 September, 2025Western Union waxay maanta ku dhawaaqday in ay xawilaadaheeda lacagaha ee caalamiga ah gaarsiineyso Soomaaliya and Somaliland.

Macaamiisha ku sugan labada deegaanba waxay hadda lacag u diri karaan qoyskooda iyo ehelkooda hal mar kuwaas oo ku sugan daafaha dunida ayaga oo isticmaalaya shabakadda caalamiga ah ee ballaaran ee Western Union, taasoo ku fidsan in ka badan 200 oo waddamo iyo deegaano isugu jira.

- Advertisement -

Tallaabadaan waxay Western Union ka dhigaysaa shirakddii ugu horeysay ee xawaaladeed oo bixisa adeegyada lacag ka dirista Soomaaliya iyo Somaliland oo baaxad intaas le’eg dhan – taasoo xoojinaysaa helitaanka lacagaha oo farabadanaya iyo isku xirnaanshaha xaduudaha.  

“Waxaan fahamsannahay saamaynta ballaaran ee xawaaladaha gaarka loo leeyahay, oo sidoo kale loo yaqaano xawaalado, ay ku leeyihiin qoysaska iyo bulshooyinka,” ayuu yiri Mohamed Touhami el Ouazzani, Madaxweyne Ku xigeenka, Madaxa qaybta Afrika ee Western Union.

“Xawaaladuhu kaliya ma ahan in lacag la iskugu xawilo – waa nolol aasaasi ah oo gacan ka gaysta daboolista baahiyaha maalinlaha ah, maalgalinta waxbarashada, taageerista daryeelka caafimaadka iyo gaarista riyooyinka. Marka aan adeegyadeena gaarsiinoSoomaaliya iyo Somaliland, waxaan dadka awood u siinaynaa in ay is caawiyaan, oo ayna si wadajir ah u kobcaan ayna u helaan fursadaha dunida kajira.”

Western Union waxay Soomaaliya ka jirtay ilaa iyo 2017 sidoo kalena waxay Somaliland ka jirtay ilaa iyo 2011, ayada oo bixinaysay adeegyada xawilaadda lacagaha (soo dirista) ee laga soo dirayo guud ahaanba shabakadeeda caalamiga ah, oo ay la socdaan adeegyada iska dirista (dirista) oo ku koobnaa tiro waddamo ah.

Hadda, macaamiisha ku sugan labada deegaanba waxay tagi karaan goob walba oo wakiil Western Union ah joogo si ay dibadda lacag ugu diraan. Lacagaha waxaa lagu diri karaa balaayiin akoono iyo waaletyo ah oo dunida dacaladeeda kajira waxaana looga qaadan karaa lacag caddaan ah goobaha dibadda ah.

- Advertisement -

Adeeggu wuxuu macaamiisha siinayaa ikhtiyaar wanaagsan, madaxbanaani iyo gaarsiin – asaga oo awood u siinaya in ay doortaan qaabka lacag bixinta ah ee ku habboon baahiyaha ehelkooda.

Xawaaladaha: Nolol dhaqaale oo muhiim ah

Xawaaladuhu waxay kaalin muhiim ah ka qaataan dhaqaalaha Soomaaliya. Marka la eego xogta Bangiga Adduunka, waxay gaarayeen 15.8% wax soosaarka gudaha ee waddanka sanadkii 2023.

 waxay muhiim u yihiin daboolista baahiyaha aasaasiga ah sida cuntada, waxbarashada iyo daryeelka caafimaadka. Qurbajoogta Soomaalida ah ayaa ah awood muhiim ah, ayada oo lacagaha lasoo xawilo ay caawiyaan malaayiin qoysas ah kana qaybqaataan dhaqaalaha.

Ayada oo inta badan muhiimadda la siinayay soo dirista lacagaha, xawilaadaha lacagaha dibadda u dira ayaga marinaya wadooyin sax ah oo la isku halayn karo ayaa muhiimad taas lamid ah leh. Waxay u saamaxaan macaamiisha ku sugan Soomaaliya iyo Somaliland in ay caawiyaan qaraabada ku sugan dibadda, waxay ka qaybqaataan dhaqaalaha caadiga ah iyo shabakadaha dhaqaalaha caalamiga ah.

lacag dirista iyo soo dirista ayada oo la adeegsanayo awoodda buuxda ee shabakadda caalamiga ah ee Western Union waxay sare u qaadaysaa dhaqaale wadaagga waxayna bulshooyinka awood u siinaysaa in ay helaan fursadaha ka baxsan xaduudahooda.

“Qurbajoogta Soomaalida ah waxaa muddo dheer loo aqoonsanaa kaalinta muhiimka ah ee ay ka cayaaraan caawinta qoysaska ayaga oo u maraya xawaaladaha,” ayuu ku daray Mohamed Touhami el Ouazzani.

“Laakiin waxaa muhiimad taas lamid ah leh in dadka loo saamaxo in ay lacag dibadda u diraan. Lacag u dirista dibaddu waxay qayb ka tahay kobaca, hanaanka dhaqaalaha ee isbarbar socda kaasoo isku xiraya bulshooyinka sidoo kalena xoojinaya adkaysiga muddada dheer ah.

Waxaan ku faraxsannahay in aan arintaan u suurtagalino macaamiisheena ku sugan Soomaaliya iyo Somaliland. Waxay talaabo kale noogu sii dhaweynaysaa inaan adeegyada dhaqaalaha ka dhigno kuwo dadka oo dhan heli karaan.

Macluumaad ku Saabsan Western Union

Shirkadda Western Union (NYSE: WU) waxaa ka go’an in ay caawiso dadka ku sugan dunida dacaladeeda kuwaas oo ku haminaya in ay dhisaan mustaqbal dhaqaale oo ayagu leeyihiin, kan ehelkooda iyo bulshadooda.

Dhaqdhaqaaqeena lacageed ee hogaanka u ah iskaga gudubka xaduudaha, is dhaafinta noocyada lacagaha, adeegyadeena lacag bixinta iyo dhijitaalka ah waxay xoojinayaan macaamiisha, ganacsiyada, hay’adaha dhaqaalaha iyo kuwa dowladda—in ka badan 200 oo waddamo iyo deegaano isugu jira iyo in ka badan 130 nooc oo lacageed—si la isugu xiro balaayiin akoono bangiyo ah, malaayiin waaletyo dhijitaal ah iyo kaarar, iyo joogitaan caalami ah oo boqolaal kun oo goobo tafaariiq ah.

waa inaan bixinaa adeegyo dhaqaale oo la heli karo kuwaas oo ka caawinaya in dadka iyo bulshooyinku baraare gaaraan. Si aad u hesho macluumad dheeraad ah, booqo www.westernunion.com

Xogta Xiriirka Warbaahinta

Western Union:

Nicholas Mandalas nicholas.mandalas@westernunion.com

Kala saarista: Dadweynaha (Loo ogolaaday in la Baahiyo)

Latest stories