HomeWararOgeysiis: Fursad shaqo oo u furan haweenka saxafiyiinta ah.

Ogeysiis: Fursad shaqo oo u furan haweenka saxafiyiinta ah.

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Gabdhaha Saxafiyiiinta ah waxaa lagu wargalinayaa in uu banaanyahay booska gabar Wariye ah oo karti u leh in ay ka howlgasho Qeybta Warbaahinta Haweenka Soomaaliyeed ee Bilan Media, taas oo soo saari doonta warbixino dhexdhexaad ah oo laga siideynayo TV-ga, Raadiyaha iyo qaab qoraal ah oo la daabacayo. Haddii aad leedahay xirfadaas, sidoo kale aad […]

- Advertisement -

Gabdhaha Saxafiyiiinta ah waxaa lagu wargalinayaa in uu banaanyahay booska gabar Wariye ah oo karti u leh in ay ka howlgasho Qeybta Warbaahinta Haweenka Soomaaliyeed ee Bilan Media, taas oo soo saari doonta warbixino dhexdhexaad ah oo laga siideynayo TV-ga, Raadiyaha iyo qaab qoraal ah oo la daabacayo.

Haddii aad leedahay xirfadaas, sidoo kale aad heyso fikrado ayna kaa go’antahay in aad ka shaqeyso in haweenku ay soo saari karaan warbixino u wanaagsan saxaafadda Soomaaliya ayna ballaariyaan mowduucyada kala duwan ee bulshada u baahi qabto,

- Advertisement -

Si aad u codsato shaqadan fadlan soo dir CV, Warqad codsi iyo shaqooyin aad horey u qabatay oo la daabacay: jobs@dalsantv.com

Shaqadani waxay u furan tahay dumar oo kaliya.

Codsiga shaqo wuxuu bilaabanayaa 06 May 2025/wuxuuna ku egyahaa: 16 May 2025.

- Advertisement -

Bilan Media waa warbaahin Soomaaliyeed oo ay ka shaqeeyaan haween suxufiyiin ah, taas oo ay maalgelisay hay’adda UNDP Somalia. Bilan Media waxaa martigeliyay Radio Dalsan iyo Dalsan TV, waxayna iftiimisaa arrimaha ay haweenku danaynayaan, sidoo kalena haweenka soomaaliyeed waxa ay siisaa madal ay ku soo bandhigaan codkooda.

Latest stories