HomeWararTrump iyo Zelenskyy oo is weydaarsaday hadallo kulkulul

Trump iyo Zelenskyy oo is weydaarsaday hadallo kulkulul

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Kulan shalay Aqalka Cad ku dhexmaray Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy, oo ujeeddadiisu ahayd sidii uu Mareykanka u heli lahaa xuquuqda macdanta dhif iyo naadirka ah ee Ukraine, ayaa isu bedealy mid hadallo kulkulul ay labada hoggaamiye isku weydaarsadaan

Trumpna ayaa ku yiri Zelenskyy, “Ama heshiis ayaad gelaysaa ama howhsan waanu ka baxnay”.

- Advertisement -

War qoraal ah oo uu soo dhigay baraha bulshada kulanka kadib ayuu madaxweyne Trump ku tilmaamay in heshiiska la soo jeediyay uu meesha ka baxay.

Trump ayaa yiri “Waxaan go’aansaday in madaxweyne Zelenskyy uusan diyaar u ahayn Nabadda haddii Maraykanku uu ku lug yeesho, sababtoo ah wuxuu dareemayaa ka qaybqaadashadayadu ay siinayso faa’iido weyn oo ku saabsan wada xaajoodka,”

Hadallada kukulul ee ay madaxdan isweydaarsadeen ayaa qaatay muddo 40 daqoiiqo ah oo ay ku sugnaayeen Xafiiska Oval Office ee Aqalka Cad.

- Advertisement -

Madaxweyne Donald Trump iyo Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka JD Vance ayaa labaduba ku canbaareeyay Zelenskyy, inuu ku abaal dhacay garab istaagii Mareykanka.

Zelenskyy oo isna doodo kulkulul oo mararka qaarna ay madaxdu iska garab hadlayeen soo jeediyay ayaa goor hore ka baxay Aqalka Cad, waxaana la baajiyay shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u madaxdu u qaban lahaayeen.

Latest stories