HomeWararSharciga dhisidda Hay'adda Maalgashiga Soomaaliyeed oo la hor-geeyay Aqalka sare

Sharciga dhisidda Hay’adda Maalgashiga Soomaaliyeed oo la hor-geeyay Aqalka sare

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehelliyaan Guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi cali Xersi Timacade, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga lixaad kulankiisa koowaad ee Golaha Aqalka Sare. Ajandaha kulanka maanta oo ka koobnaa labo sharci ayaa kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehelliyaan Guddoomiye ku xigeenka koowaad Mudane Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi cali Xersi Timacade, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga lixaad kulankiisa koowaad ee Golaha Aqalka Sare.

Ajandaha kulanka maanta oo ka koobnaa labo sharci ayaa kala ahaa.

- Advertisement -

1- Akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka Kaalmo sharciyeedka Federaalka

2- Akhrinta koowaad ee hindise sharciyeed dhisidda Hay’adda Maalgashiga Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Axmednur Sheekh Maxamed ayaa Sanatarrada Aqalka Sare u faahfaahiyay sharciyada Kaalmo sharciyeedka Federaalka iyo sharciga dhisidda Hay’adda Maalgashiga Soomaaliyeed oo ay maanta golaha ka hor akhriyeen.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane CabdiXaashi Cabdillaahi ayaa  gunaanadkii kulanka sheegay in Guddiyada ku shaqada leh lagu eareejin doonno labada Hindise Sharciyeedyada maanta la akhriyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts